
Sign up to save your podcasts
Or


Dawlada Victoria ayaa soo rogaysa sharci u ogolaanaya iskuuladu inay mamnuucaan waalidiinta aflagaado ama gacan ka hadal u gaysta shaqaalaha iskuulka, macalimiinta ama maamulayaasha.
Ururo u dooda xaquuqda qaxootiga ayaa ku eedeeyay dawlada Australia inay si ula kac u kala fogaynayso qoysas si qaxooti kale uusan Australia usoo hawaysan.
Guriga koowaad oo la iibsadaa waxay keeni kartaa farxad iyo murugo midkood. Waxayse ku xidhan tahay hadba sida guri-iibsaduhu u qaado tallaabooyin lagama maarmaan ah oo lagu guuleysan karo. Warbixintan ka midka ah taxanaha 'Settlement Guide' oo loogu talo galay in dadka waddanka soo galay ka faa'iideysataan baad ka heli kartaa macluumaad muhiim u ah iibsiga guriga koowaad
Maalmihii u danbeeyay waxay Magaalada Muqdishu qarka u saarnayd dagaal sokeeye kadib markii la isku qabtay hanaanka doorashada.
Wasiiro ka tirsan dawlada federalka ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Wasiirada ayaa sheegay in la baaro arintan iyagoo sidoo kale balanqaaday inaysan mar danbe dhicidoonin.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners