
Sign up to save your podcasts
Or


Xildhibaan Cabdinaafic Macallin Rashiid oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle kana tirsanaa Jaaliyada reer Australia ayaa ka waramay arimaha iyo Hirshabelle iyo dalka guud ahaan.
Kadib xukunkii lagu riday askarigii dilay George Floyd, waa sidee xiriika booliska Minneapolis iyo bulshadu? waxaa nooga waramay suxufi Cabdirahman Xuseen Fure British oo ku sugan Minneapolis.
Dr Aweys Omar waa dhaqtar fadhigiisu yahay gobolka WA ee Australia. Wuxuu nooga waramay arimaha talaalka COVID-19 ee u danbeeyay.
Ma rabtaa inaad iibsato gaadhi duug ah? Halis baad u tahay inaad ku qasaarto haddii aadan ogeyn macaluumaadkan. Wax ka ogow sida loo iibsado gaadhi duug ah oo ammaan ah aanad qiimihiisa iska bixin karto.
Dhibaatooyinka iyo tacaddiyada ka dhan ah haweenka Australia, gaar ahaan kuwa waddanka ku cusub, oo sii kordhaya awgeed, ayaa hadda dowladda Australia loogu baaqay in fal-dembiyeed loo aqoonsado, dhaqanka iyo ficillada saamaynta xun ku yeesha haweenka.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners