
Sign up to save your podcasts
Or


Settlement Guide: Helping Autistic Children thrive with Autism.
- Autism-ku waa xaalad caafimaad oo aan daawo la ogyahay lahayn. Laakin waxaa jira hab loo yarayn karo saamaynta dambe ee u ku yeesho carrurta, kaas oo ah in hore loo ogaado iyo in lagu dhaqo hab-daryeelka loo dejiyey. Waxaana jira taageero loo fidiyo carruurta Autism-ka qabta iyo qoysaskooda.
Iyadoo uu weli sii kordhayo walaaca laga qabo gaabiska xawaaraha tallaalka COVID-19 ayaa haddana dowladda federaaliga ahi ku adkaysanaysaa, in qof kasta oo rabaa, dhammaadka October heli doono ugu yaraan mid ka mida labada tallaal. Gobolka Qeensland-na waxay galeen maalinkii labaad oo aan keys cusub laga helin bulshada dhexdeeda.
Abdirahman Jaamac Cusmaan - Raas ayaa ka mid noqday Soomaalidii ugu horreysey ee Melbourne ku qaadatay tallaal-ka COVID-19, nooca AstraZeneca la yidhaahdo. Raas, ayaa ku boorrinaya bulshada Soomaaliyeed inay dhegaha ka furaystaan, been-abuurka tallaallada laga sameeyo, tallaalkana ay qaataan.
Tirada keysaska virusta ee QLD ayaa gaadhey siddeed, iyadoo bulshado ku jirto maalinkii labaad ee xayiraadda dhaqdhaqaaqa, halka NSW-na hal keys laga helay. Ra'iisal- wasaare Scott Morrison-na wuxuu dib-u-habayn ku sameeyey golihiisa wasiirrada.
Magaalo-weynta Brisbane ayaa lagu soo rogay saddex maalmood oo aan guryaha lagasoo bixi karin, wixii aan ka ahayn baahiya culus qaar ka mid ah, ka dib markii coronavirusta nooca UK toddoba qof laga helay. Waqooyiga galbeed ee Sydney-na waxaa ka bilaabmay qashing-gurrkii iyo nadiifintii daadadkii xoogganaa iyo webiyadii fatahay.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners