
Sign up to save your podcasts
Or


Waxaa hadda Soomaaliya laga bilaabay tallaalka AstraZeneca. Magaalooyinka Muqdhisho, Garoowe iyo Hargeysa ayaa loo kala qaybiyey shixnaddii ugu horreysey ee dalka timaaadda.
Cudurkan COVID-19 ee safmareenka ahi wuxuu dadka qaar u keeney wel-wel, murug iyo xataa rajo gab. Astaamahaasina waa kuwa, haddii aan laga hor tegin, ama markay muuqdaan la qabanin, usii gudbi kara jirro maskaxeed. Waxaase jira hab looga hor tegi karo.
Waddamo reer Yurub ah ayaa hakiyey isticmaalka tallaalka AstraZeneca oo ay uga shakiyeen inuu sababo dhiig-xinjirow. Laakiin WHO waxay ku boorrinaysaa waddamada adduunka, in aanay joojinin.
Bannaan bax looga soo hor jeedo tacaddiyada iyo dhibaatooyinka kale ee la xidhiidha galmada haweenka ayaa manta Australia ka dhacaya. AltraZeneca-na waxay sheegtay inaan caddayn loo haynin in tallaalkoodu sababay dhiig-xinjiroow iyo dhimasho
Koox la dhisay dalka Sweden sanad ka hor ayaa dhiiraglin u noqotay Soomaali badan oo caalamka kala jooga.
Cabdiwahaab Qalinle oo deggan Melbourne ayaa sheegay in kooxdaasi ay ku dhiiraglisay inuu jimicsi badan sameeyo, uuna caafimaadka ka dareemay isbadalkan.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners