
Sign up to save your podcasts
Or


Ehelada Madaxwene Cali Mahdi Mohamed oo xaqiijiyay inuu u geeriyooday xanuunka COVID-19 iyadoo madaxda dalka tacsi tiiraanyo leh u direen qoyskii marxuun Cali Mahdi Maxmed.
Warbixin kooban oo ku saabsan geerida madaxweyne Cali Mahdi.
Cilmi Nur farah Webi " xiligan waxay ahayd in dalka emergency law lagu soo rogo si dadka loo badbaadiyo, doorashadana 6 bilood ama 4 bilood dib loo dhigo"
Khayraadka dabiiciga ah ee Australia hodanka ku tahay waxaa ka mid ah macdanta. Shaqada goobaha macdanta laga qodaa waa mid adag laakiin taa beddelkeeda laga helo lacag u qalanta howsha.
Waddamada adduunka ayaa hadda u tartamaya sidii mid waliba tallaallada uga heli laha qayb libaax. Tirada dadka COVID-19 laayey ee Waqooyiga Africa waxay kor u dhaaftay siddeed kun.
Turkey ayaa tababar dalka iyo dibada ah siisa ciidanka qalabka sidda ee Soomaliya iyadoo cutubyo cusub ay dalka dib ugu soo noqdeen.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners