
Sign up to save your podcasts
Or


Wali waxaa lagu muransan yahay arimaha doorashada iyo dibad baxyo ka dhaca Muqdisho.
Dawlad wanaagu waa arin ay dalal badan ku riyoodaan inay gaaraan. Haddaba waa maxay dawlad wanaagu? waxaa noo dharaxay Dr Qasim Hersi farah.
Waxaa si xowli ah uga socda Australia talaalka COVID-19, qaab kee ayaa haddaba dadka loo talaalayaa? sidee ayaa se loo kala horeeyaa?
Ka dib warbixin kulul oo ay gudi loo saaray caafimaadka dhimirka Victoria, dawlada gobolka ayaa sheegtay inay isbadal balaaran ku samayn doonto nidaamka caafimaadka dhimirka
Hindise sharciyaadkan ayay dawlada Fransiisku ku tilmaantay inay ku difaacayso amaanka shacabka laakiin dadka dhaliilsan ayaa qaba mid taas ka duwan
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners