
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dhaqtar talaal ka badan kii loogu talo galay ku duray dad waayeel ah ayaa la sheegay inuusan tababar ku filan lahayn.
Su'aalo ku saabsan talaalka oo ay ka jawaabeen quburo caafimaad.
Facebook ayaa maalintii Khamiista joojisay dhamaan wararka warbaahinta Australia. Tan ayaa jawaan u ah dawlada federalka oo wada sharci ku qasbaya Facebook inay lacag siiso warbaahinta Australia.
Iyadoo wali la isku hayo arimaha doorashada Soomaaliya ayaa waxaa Muqdisho ka dhacay mudaharaadyo rabsho wata.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: wadahadal wali u socda dawlada federalka Australia iyo Facebook. Tasmania oo xadka u furtay reer Victoria.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners