
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo sheegtay inay xirtay baaritaan lagu waday eedo kufsi oo ka dhan ah wasiir ka tirsan dawlada federalka.
Sheekh Abdirahman Magan oo ka hadlaya talaalka ka bilowday Australia ayaa sheegay in talaalku sida daawooyin kale uu yahay wax la ogol yahay.
Sheekh Abdinur Sheekh Mohamed Wali ayaa falanqaynaya sida Soomaalidu ula tacaasho xanuunka dhimirka.
Heshiis ay gaareen musharixiinta madaxweyne iyo dawlada ayaa lagu baajiyay mudaharaadka la qorshaynayay.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo qafiifinaysa xanibaadaha COVID-19. Qayb ka mid jirka haweeney la waayay oo la helay.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners