
Sign up to save your podcasts
Or


Iyadoo talaalku xawli uga socda dalkan Australia waxaa la is waydiinayaa goormaa ayaa la furayaa xadka dibadda oo dadka loo ogolaanayaa inay dhoofaan ama dadka ajaaniibtu imaan karaan?
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Premierka Victoria oo ku jira qaybta xaalada degeda ah ee cisbitaalka kadib markuu simbiriirixday oo uu ka dhacay jarnajaro.
Ms Maghen Markle oo ah xaaska Prince Harry ayaa kaga cabatay qoyska boqortooyada Ingiriiska soo dhoweyn la'aan kuna eedaysay midab-takoor.
Sanad kadib faafka COVID-19, shacab badan oo Australian ah ayaa ku jira daymo sii kordhaya iyagoo ku tiirsan daymo kala duwan si ay isaga bixiyaan biilasha joogtada ah. Haddaba sidee dayn ula noolaan kartaa una maarayn kartaa dhaqaalahaaga.
Waxaa arimaha siyaasada Soomaaliya nala falan qaynaya Danjire Mohamed Caalim.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners