
Sign up to save your podcasts
Or


Waxaa soo baxaya warar sheegaya in kaysaska COVID-19 ee dalka Soomaaliya ay sii kordhayaan iyadoo dhowr qof la sheegay inay u dhinteen maalmihii u danbeeyay.
Muwaadiniin badan oo Australian ah ayaa wali ku xanibadan dalka dibadiisa iyadoo wali laga doodayo sidii dalka dib loogu soo celin lahaa.
Hooyooyin reer Melbourne ah ayaa laga kansalay diyaaradii ay u soo raaci lahaayeen Melbourne bishan kadib markii Victoria joojisay diyaaradihii dibadda ka iman jiray.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo laga qaaday bandowga saarnaa. NSW oo Isniinta laga bilaabayo talaalka COVID-19.
Australia oo laga ansixiyay talaalka AztraZeneca iyadoo la filayo in dhamaan shacabka dalkan la talaalo dhamaadka sanadkan.
Booliska Queensland ayaa dhawaan toogasho ku dilay Raghe Abdi oo ahaa wiil Somali-Australian ah. Waxaan ka waraysanay Aabe Mohamed Caabi oo eedo u soo jeediyay hay'adaha amaanka gobolka iyo kuwa Australia.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners