
Sign up to save your podcasts
Or


Booliska Queensland ayaa dhawaan toogasho ku dilay Raghe Abdi oo ahaa wiil Somali-Australian ah. Waxaan ka waraysanay Aabe Mohamed Caabi oo eedo u soo jeediyay hay'adaha amaanka gobolka iyo kuwa Australia.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaska coronavirus oo Victoria ku soo badanaya. NSW waxay qafiifinaysaa xanibaadaha jira.
Kooxo u dooda macaliimta iyo ardayda ayaa dawlada ku boorinaya in talaalka ay ka noqdaan dadka ugu horeeya si looga baaqsado in iskuulada mar kale la xiro.
Dr Aweys oo ka hadlay arimaha talaalka gaar ahaan wararka beenta ah ee laga fidiyo talaalka COVID-19 ee dhawaan Australia laga bilaabayo.
Dr Aweys Omar ayaa sharaxaya nidaamka qaybinta talaalka ee Australia dhawaan ka bilaan doona.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners