
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Golaha Qaranka oo isku raacay in la kordhiyo tirada Australia dalka dib ugu soo noqonaya. Victoria oo aan laga diiwaan galin kays coronavirus ah kadib cabsi jirtay.
Sharcigan ayaa lagu sheegay in lagu difaacay dadka isku jinsiga ah ee isu hawooda. Balse dadka dhaliilsan ayaa sheegay in talooyin diimeed oo caawin lahaa dadkaas sharci daro laga dhigayo.
Warbixin madax banaan ayaa lagu sheegay in naadigan uusan waxba ka qaban cabashooyin cunsuriyad.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Guryo ku gubtay dabka Perth Hills. Victoria oo 28 maalmood aan lagu arag coronavirus.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: walaac laga qabo cinqilaab ka dhaca dalka Myanmar.
WA oo aan kaysas coronavirus ah laga helin xalay iyadoo bandow ay ku jiraan qaybo gobolka ka tirsan.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners