
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Golaha Qaranka oo isku raacay in xadidaada dadka Australia soo galaya la sii wado ilaa bartamaha bisha soo socota.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Joe Biden iyo Kamala Harris oo la caleema saaray. Gobolada Australia oo aan kaysas coronavirus laga helin.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo sheegay inuusan la hadlin madaxweynaha xilka ka degaya ee Maraykanka Donald Trump. Caalamka oo ugu baaqay Ruushka inuu sii daayo hogaamiyaha mucaaradka ah ee dhawaan la xiray.
Iyadoo wali uu ka jiro khilaaf dhanka doorashada Soomaaliya, General Mohamed Catoosh ayaa nala falan qaynaya arimaha dalka ka taagan.
Golaha Islamka Victoria iyo hay'ado kale ayaa wad qorshe ay isku dayayaan inay ku caawiyaan dadka deggan saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners