
Sign up to save your podcasts
Or


Bandowgii degdeg ahaa ee lagu soo rogay saraha dhaadheer ee Flemington and Flemington ayay wali dadku ka soo kabsanayaan. Waxaana socda dadaalo lagu caawinayo dadkaasi.
Xeedhadu waa dhaqan aad looga isticmaalo Soomaaliya gaar ahaa gobolada Woqooyi.
Arooska ayaa loo xidhaa xeedho iyadoo sharuudo badan iyo cilmi u baahan xidhida iyo furidaba.
Magaalada Perth ayaa aroos dhawaan ka dhacay dhaqankaas dib loogu soo celiyay.
Hooyada aroosadda ayaa nooga warantay muhiimada dhaqankan.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Booliska Victoria oo sheegay in hooyo 42 jir ahayd ay nafteeda iyo tii sadex ilmood oo ay dhashay goysay.
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Trump oo mar labaad xil ka qaadis lagu wado. Shaki laga muujiyay waxtarnimada talaalka shirkada Astrazeneca.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners