
Sign up to save your podcasts
Or


Asad Cabdullahi Cumar wuxuu qoray buug ka hadlaya 'burburka qoysaska Soomaaliyeed iyo badbaadadiisa' oo uu ku sharaxayo dhibaatooyinka qurbaha ka haysta qoysaska Soomaalida.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo ogolaansho lagu soo galayo. Bandowgii Brisbane oo la qaadayo.
Wixii ka soo baxay iyo arimihii looga hadlay shir dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Garowe ayaa waxaa falan qaynaya aqoonyano.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Brisbane oo bandow lagu soo rogay kadib kaysas COVID-19 faafa oo laga helay.
Maraykankana waxaa lagu baaqay in madaxweyne Trump xilka laga xayuubiyo.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Talaalka oo la filayo inuu Australia ka bilaabandoono bisha Febaraayo. Kongresska Maraykanka oo ugu danbayntii ansixiyay guusha Joe Biden.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners