
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kays COVID-19 nooca aadka u faafa oo laga helay Queensland. NSW kaysas aan la hubin halka ay ka yimaadeen ayaa walaac ku haya maamulayaasha gobolka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Xanibaado dabaaldega sanadka cusub oo lagu soo rogay Sydney. Madaxweyne Trump ugu danbayntii wuxuu saxiixay sanduuq lacageed oo lagu caawinaya dadka shaqada ku waayay COVID-19.
Waa macluumaad loogu talo galay qataraha inta lagu jiro xagaaga Australia sida (dabka, daadadka, kulaylka, qataraha biyaha, iyo dhaawaca maqaarka qoraxda).
Wararka waxaa ka mid ah: NSW oo laga helay 8 kays oo cusub oo coronavirus ah.
Kulaylka daran ee Australia ka dhaca xiliga xagaaga wuxuu dilaa dad aad u farabadan. Waxaase jira dariiq looga badbaadi karo inuu caafimaadkaaga wax yeelo.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners