
Sign up to save your podcasts
Or


Doodan ayaan ku falan qaynaynaa xiriirka Kenya iyo Soomaaliya.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo kaysaska COVID-19 ee ka dilaacay xeebaha woqooyi ee magaalada ay gaareen 28.
Warbixin ka soo baxday Ombusman-ka Victoria oo ah hay'ad madax banaan oo eegta dacwooyinka ka dhanka ah hay'daha dawlada iyo ururada iyo shirkada ayaa sheegtay in dawlada looga baahan yahay inay raali galin bixiso.
Raage Cabdi ayay boolisku sheegeen inuu iska furay qalab lagula soconayo dhaqdhaqaaqiisa taaso qayb ka ahayd sharuudo xabsi looga soo daayay. Waxay boolisku hadda sheegeen in ninkan dhintay lala xariirinayo maydka lamaane waayeel ah oo laga helay gurigooda oo aan ka fogayn halka Raage ku noolaa.
Professor Hussein Warsame oo ka hadlay xiriirka go'ay ee Kenya iyo Somalia iyo waliba arimaha doorashada ee cakiran.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners