
Sign up to save your podcasts
Or


Wakiilada socdaalka (migration agents) iyo sida ay u shaqeeyaan ayaan warbixintan kaga hadlaynaa.
Dawlada Australia ayaa canbaaraysay sawir been abuur ah oo sarkaal ka tirsan China oo barta twitterka dhigay. Sawirka ayaa muujinaysa askari Australian ah oo mindi cunaha uga haya ilmo yar oo Afganistan ah.
Dawlada Australia ayaa sheegtay inay waddo dadaalka nidaamka lagu ansixiyo talaalka iyadoo la hubinayo inuu amaan yahay iyo inuu waxtar yahay.
Xarunta AMSSA waxay door lixaad leh ka qaadatay gurmadkii loo fidiyay dadkii degganaa saraha dhaadheer ee Flemington iyo North Melbourne. Gudoomiyaha xarunta ayaa ka jawaabaya su'aalo ku saabsan wax qabadkooda, dhaliilo loo jeediyay iyo maamulka guud ee xaruntan muhiimda u leh bulshada.
Rotary Club of Melbourne ayaa siiyay abaal marin Ahmed Tohow howlaha uu u qabtay bulshada Soomaalida ee deggan Melbourne gaar ahaa dadka waayeelka ah ee ku nool xaafada Banyule iyo agagaarkeeda.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners