
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kays cusub oo laga helay NSW. Tas oo noqotay gobolka sadexaad ee Australia oo dadka doonaya inay naftooda jaraan ku caawinaya.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo cirib tirtay coronavirus kadib 28 maalmood oo aan hal kays laga helin gobolka.
Iyadoo dawlada Victoria ay ku dhawaaqday in dib loo furi karo goobaha wax lagu caabudo sida masaajidada ayaa waxaa soo baxaya cabsho ka imanaysa sida dib u furidda masaajidka AMSSA ee Melbourne loo maareeyay.
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Melbourne oo mar kale ay diyaaradaha caalamiga ah ka soo degi doonaan.
South Australia oo laga qaadayo xanibaadihii adkaa ee lagu soo rogay.
Wararka maanta waxaa ka nid ah: Scott Morrison oo raaligalin siiyay Madaxweynaha Afganistan kadib markii askarta Australia ee dalkaas ka soo dagaalantay lagu eedeeyay danbiyo dagaal.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners