
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: gabar Soomaali ah oo loo diiday in guri laga kireeyo maadaama ay tahay madow.
Faisal roble waa aqoon yahan ka faalooda arimaha caalamka gaar ahaa geeska Africa. Wuxuu waraysigan ku falan qaynayaa dagaalada Ethiopia iyo doorashada maraykanka.
COVID-19 saamayn balaaran ayuu ku yeeshay nolosha dadka. Dhaqaalo xumo soo wajahday dadka ayaa keeni karta inay u galaan shirkadu daymo dulsaar badan leh bixiya taasoo xaalada uga sii dari karta kadibna keeni karta in xanuunka maskaxdu ku dhaco.
Madax badan ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenada Kamala Harris. Laakiin qaar kale ayaan wali ka hadal.
Wararka waxaa ka mid ah: Australia oo talaal helaysa sanadka cusub. Booliska Federalka oo burburiyay shabakad caruurta faraxumaysa.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners