
Sign up to save your podcasts
Or


Maxaa ka dhalan kara dagaalka RW Abiy uu ku dhawaaqay in lagu qaado gobolka Tigreega?
Waxaa nala wadaagaya aragtidiisa aqoon yahay Gobolka Soomaalida Itoobiya u dhashay.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Doorashada Maraykanka oo wali la isku haysto.
Xadka NSW iyo Victoria oo dib loo furayo.
May 2017kii, wufuud ka socotey dadka Aborijiniska ah iyo dadka Torres Strait Islanders-ka ayaa isugu yimid Shirka Distuurka Qaran ee Qawmiyadaha 1aad meel u dhow Uluru waxay qaateen waxa loo yaqaan Uluru Statement from the Heart (Bayaanka Wadnaha).
Bayaanku wuxuu bixiyaa dhabo lagu aqoonsanayo Qawmiyadihii 1aad Distuurka Australia, laguna soo jeedinayo dib u habaynta qaabka saddex jaho; Codka, Cahdiga iyo Runta (Voice, Treaty and Truth). Wuxuu socdey laba sanadood Wada-xaajoodka Ka-Baaraandig ah waxaana qaatay wufuud ka kooban 250 qof oo isugu jira Aborijinis iyo Torres Strait Islander.
Waxaa lagu doonayey asaasida cilaaqaad u dhexeeya Qaranka Australiyadii 1aad iyo Qaranka Australia oo ku dhisan run, cadaalad iyo aaya-ka-talis si horay loogu socdo dib u heshiisiin, iyada oo aan laga tanaasulayn qaranimada. Muyuusig uu qaadayo Frank Yamma.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo canbaareeyay weerar argagixiso oo ka dhacay dalka Fransiiska.
Fardowsa waxay barnaamuj wacyi galin ah ka siidayn jirtay Telefishinka iyadoo degganayd Kenya.
Fartuun oo ka faa'iiday barnaamujkaas ayaa ugu danbaybtii la kulantay Fardowsa.
Maxaa dhaca marka dadku is-furaan inta lagu jiro COVID-19?
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dawlada Qatar oo sheegtay inay ka xun tahay dhibaatada ay mareen haween si xun jirkooda loogu baaray garoonka diyaaradah Doha.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Reer Melbourne oo loo ogolaaday inay is booqdaan laakiin sharuudo adag lagu xiray.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Melbourne oo xanibaadihii qarkood laga qaadayo marka la gaaro Arbacada.
Mohamed ismaaciil wuxuu xubin sare ka soo ahaa ururka ONLF. Wuxuu nooga waramay aragtidiisa ku aaddan saraakiil ururka ka tirsan oo dhawaan lagu xiray Gobolka Soomaalida Ethiopia.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners