
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka intiisa badan waxaan ku soo qaadaynaa miisaaniyada dawlada federalka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Donald Trump oo cisbitaalka ka baxay. Victoria oo 15 kays laga helay.
Canab ayaa sheegtay inay doonayso in dhalinyaro kale ku daydaan oo ay siyaasada galaan.
Sheekh Ciise Muse oo ka mid ah culumada ugu waaweyn dalkan Australia ayaa ka waramay arimo badan oo la xariira xanibaadaha gobolka Victoria gaar ahaan magaalada Melbourne.
Qareen Yusuf mohamud oo nooga waramay arimaha sharciga oo ay ku jiraan: Dacwo lagu wado dawlada Victoria. Ganaaxyada COVID-19 ma laga dacwoon karaa? iyo shaqaalaha wasaarada caafimaadka oo la siinayo awood ay dadka ku xiri karaan.
Donald Trump iyo xaaskiisa ayaa laga helay COVID-19. Victoria wali hoos ayay u sii dhacayaan kaysasku.
Madaxweyne Donald Trump ayaa lagu eedeeyay inuu ku guul daraystay inuu canbaareeyo kooxaha cadaanka dadka iskala wayn (white Supremacist) garaa ahaan kooxda "Proud Boys".
Wararka maanta waxaa ka mid ah: kaysaska coronaviruska Victoria oo hoos u dhacaya. NSW oo maalintii 6 aad aan laga helin wax kays ah.
Wararka waxaa ka mid ah: Donald Trump iyo Joe Biden oo fooda isdaray. Victoria oo kaysaska coronavirus mar kale hoos u dhaceen.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo markii ugu horeeyay laga diiwaan galiyay kaysas ka yar 10.
Lacagaha Jobkeeper oo laga bilaabo maanta ka yareeyay.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners