
Sign up to save your podcasts
Or


"Arimo sanadihii u danbeeyay dhacay ayaa igu dhaliyay inaan isu sharaxo golaha deegaanka," Abdirahman Ali ayaa yiri.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Premierka Victoria oo hortagay gudi baaraya barnaamujka karantiilka hoteelada. NSW oo kayskii ugu horeeyay maalmo laga helay gobolka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Nin lagu helay dilkii labo gabdhood oo reer WA ahaa. Premierka Victoria oo ka digay in dadku wax wayn fishaan Axadda.
Dhibaatada coronavirus oo keeni karta in dadku daymo badan qaataan, haddaba sidee loo maarayn karaa daymahaas?
Dawlada Australia ayaa mamnuucday in muwaadiniintu dalka ka dhoofaan haddii aysan helin ogolaansho gaar ah.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Wiil 14 jir ah oo maydkiisa la helay maalin kadib markuu lumay. Victoria oo la filaya in xanibadaaha laga qafiifiyo kadib tirada kaysaska oo yaraaday.
Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay RW cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Wararka maanta waxaa ka mid ah kaysaska Victoria oo mar kale kor u kacay laakiin Premierka ayaa sheegay in lagu socdo wadadii lagu qafiifin lahaa xanibaadaha.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaskii coronavirus ee ugu yaraa mudo dheer oo laga diiwaan galiyay Victoria.
Imtixaanka ayaa lagu darayaa su'aalo la xariira qayimka Australia.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners