
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo diiwaan galisay 45 kays oo COVID-19 ah: Gobolada dalka oo isku raacay in la kordhiya tirada dadka dib dalka ugu soo noqonaya.
Xaawo Xaaji waa hooyo ku xaniban Soomaaliya oo doonaysa inay sida ugu dhaqsaha badan ugu soo laabato Australia maadaama daawooyinkii ka dhamaanayso.
Dagaalkii dhex maray Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa labada dalba qasaare balaaran ka soo gaaray waxaana jabkii Soomaaliya ka soo gaaray la sheegaa inuu ahaa bilowga burburkii dawlada.
Axmed Sheekh Muxidiin wuxuu ka mid ahaa ciidankii qabsaday Jigjiga 1977.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo diiwaan galisay 42 kays oo COVID-19 ah. Dadaal lagu doonayo in dadka Australianka ah ee dalka dibadiisa ku xaniban loo fududeeyo inay dalka ku soo noqdaan.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo markii ugu horaysay in mudo ah aan qofna ugu dhiman coronavirus.
Hogaamiyaha mucaaradka oo ku booriyay RW Scott Morrison inuu caawiyo dadka Australianka ah ee dalka dibadiisa ku xaniban.
Wararka waxaa ka mid ah: Kaysaskii coornavirus-ka ugu yaraa mudo oo laga diiwaan galiyay. NSW waxay ku boorinaysaa gobolada kale inay ogolaadaan dadka ka soo laabanaya dibada.
Booliska Victoria ayaa baaritaan ay ku sameeyeen guriga ayeeyo 89 jir ah waxaa lagu tilmaamay ku tagri fal awoodeed.
Hogaamiyaha xisbiga One Nation Pauline Hanson ayaa alaab dad badan ka caraysiisay us oo dirtay dadka deggan saraha dhaadheer ee Flemington.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo laga diiwaan galiyay 41 kays oo coronavirus ah. NT oo xadkeeda u furaysa dadka deggan NSW.
Waxaa walaac laga muujiyay arday badan oo ku dhacday imtixaanaad laga qaaday ardayda gobolka Banaadir.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners