
Sign up to save your podcasts
Or


Guryaha dawlada ee Flemington iyo North Melbourne ayay dawlada Victoria doonaysa inay dadka deggan qaarkood u kirayso guryo kale. Haddaba ma yeelayaan dadkaasi? waraysi ayaan la yeelanay qaar ka mid ah dadka deggan.
Dadka Australia waxaa saaran xanibaado ah inaysan dalka dibadiisa u dhoofi karin. Hadda waxaa jira sharuudo haddii aad soo buuxiso laguu ogolaanayo inaad dhoofto. Maxay yihiin sharuudahaasi?
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dhaqaalaha Australia oo hoos u dhacay. Victoria oo laga diiwaan galiyay 90 kaysas coronavirus ah.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo isu diyaarinaysa sidii loo qaadi lahaa xanibaadaha gobolka saaran.
Ninkii ku dilay 51 masaajidada Christchurch oo xabsi abid lagu xukumay.
Aabe Aaadan Ibrahim Diiriye iyo Luul Aadan oo nooga waramay dareenkooda xukunka lagu riday Brent Tarrant oo 51 qof ku dilay Masaajidada Christchurch.
Aadan Ibrahim waa Aabaha Mucad Ibrahim oo 3 jir ahaa oo ku dhintay weerarka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Trump oo si rasmi ah loogu magaacabay musharaxa xisbiga Jamhuuriga. Isticmaalka dhiiga dadka ka biskooday coronavirus oo laga digay.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo soo dhawaysay tiradii kaysaska coronavirus ee ugu yarayd mudo.
Waxaa nala falanqaynaya shirkii Dhuusamreeb iyo go'aamadii ka soo baxay Cumar Dhoolawaa, Mohamed Ibrahim iyo Dr Cabdirahman Cali.
Khalid oo ah musharaxa golaha deegaanka Wydnham wuxuu ku boorinayaa in dalka siyaasadiisa la galo
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners