
Sign up to save your podcasts
Or


Daraasad lagu ogaaday in warbaahinta Australia ay u ku yar yihiin bulshooyinka dhaqamada kala duwan marka laga reebo SBS.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Australia oo heshiis la saxiixatay shirkad la filayo inay soo saarto talaal.
Ganacsatada uu saameeyay xanibaadaha coronavirus ayaa bilaabay qaabab cusub oo ay uga badbaadi karaan dhibaatada. Mohamed Alqadi oo ah milkiilaha meherad ku taal THe Mall ayaa nooga waramay.
4 hooyo ayaan waydiinay siday yeeli lahaayeen haddii gabar ay dhashay oo la guursaday ay ku tiraahdo "Hooyo wiilkii xalay gacan ayuu ii qaaday ama wuu i garaacay" Jawaabaha halkan ka dhagayso.
Ilhan ayaa tartan adag la gashay wiil African-American ah oo lacag badan ka helay kooxo aad ugasoo horjeeda Ilhan.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo si degdeg ah looga kaxeeyay shir jaraa'id. Daniel Andrews oo su'aalo adag laga waydiiyay sida dawladu uga jawaabtay faafka COVID-19.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Tiradii ugu badnayd oo hal maalin coronavirus ugu dhimatay Victoria. Rajo laga muujiyay in kaysasku hoos u dhacaan kadib bandow habeen iyo xanibaadaha heerka 4aad.
Rajo laga muujiyay in talaal loo helo Covid-19. Kaysaska Victoria oo wali sareeya.
Waxaa laga joogaa dhowr iyo toban casho markii xilka laga qaaday RW hore Hassan Cali Khayre. Maxaa wali loo magacaabi la'yahay RW cusub? su'aashaas iyo kuwo kale ayaan hor dhignay Ciise Dholawaa iyo Mohamed Ibrahim.
Ragu caadiyan dhibaatadooda cidna lama qaysadaan, taasi ayaa meel xun gaari karta haddii aan wax laga qaban.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners