
Sign up to save your podcasts
Or


Asad Cabdullahi Cumar waa qoraaga buuga "Burburka qoyska Soomaaliyeed ee Qurbaha iyo badbaadadiisa"
Waa daraasad gaaban oo iftiiminaysa xalka iyo sababaha keena burburka qoyska.
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Tijaabada talaal rajo wayn laga qabay oo la hakiyay. Victoria oo 76 kays laga diiwaan galiyay iyo TikTok oo laga codsaday inuu ka saaro video laga naxay.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Labo suxufiyiin Australian ah oo dib ugu soo laabtay Australia kadib markay ka soo baxsadeen China. Victoria oo arimaha dabagalka xanuunka ka baranaysa NSW.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo dhaliilay qorshaha dawlada Victoria ee dib-ufurka xanibaadaha COVID-19. Australia oo heshiis la gaartay shirkadaha soo saaraya talaalka coronavirus.
Maxaa kasoo bixi kara shirarka madaxda dawlad goboleedyada iyo federalka uga socda Muqdishu?
Hamdi Ali wuxuu ka tirsan yahay Xisbiga Laborka, waana musharaxa u taagan golaha deegaanka Melbourne.
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Golaha qaranka oo inta badan isku raacay in xadadka gobolada la furo marka la gaaro ciida Christmas-ka. Victoria oo laga diiwaan galiyay 81 kaysas coronavirus ah.
Australian badan ku xaniban dalka dibadiisa oo ku eedeeyay dawlada inaysan caawinayn.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners