
Sign up to save your podcasts
Or


Australia waxaa ku nool dad gaaraya 97 kun oo haysta fiiso ku meel gaar ah oo aan xaq u lahayn lacagaha dawlada ee loogu talo galay dhibaatooyinka COVID-19. Hay'ado ayaa dawlada ka dalbanaya in la caawiyo dadkaas.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Premierka Victoria oo u digay shacabka kadib kaysaska oo mar kale kordhay.
Waraysi Dr Aweys Omar oo ka hadlaya coronavirus iyo jaaliyada Soomaalida ee Australia.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Lacagaha Jobkeeper iyo Jobseeker oo wax laga badalayo. Kaysaska coronavirus ee Victoria oo gaaray kii labaad ee ugu sareeyay oo hal maalin la diiwaan galiyo.
Wararka waxaa ka mid ah: Baaritaano lagu bilaabay fadeexadii karantiilka hoteelada Victoria. Kaysas Victoria oo wali aad u sareeya.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: 33 Alfred St North Melbourne oo xanibaada laga qaadayo laakiin dadkoo dhan lama fasaxayo sida laga soo xigtay Premierka gobolka. 217 kays oo cusub oo laga helay Victoria.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Gabar Soomaali-Australian ah oo maxkamad ay amaro ku soo rogtay.
Victoria oo mar kale laga helay tiradii ugu badnayd ee coronavirus.
Fartun Farah waa madaxa ururka East African Women Foundation oo ku howlana wacyigalinta arimaha COVID-19.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo laga helay kaysaskii ugu badnaa ee coronavirus.
Shaqo la'aanta Australia oo korortay.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: 10 kun oo Australian ah oo uu ku dhacay COVID_19.
Dawlada Maraykanka oo markii u horaysay qof dil ku fulisay.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners