
Sign up to save your podcasts
Or


Ardayda fasalada 12 aad, 11 aad iyo kuwa baahida gaarka ah qaba ayaa bilaabay waxbarasho waji ka waji ah laakiin inta kale waxay 20 July bilaabayaan online inay ku bartaan.
Hassan Guthale waxaa gabi ahaanba ka tagay urka laakiin marna iskama dhaadhicin inuu yahay Coronavirus waxa urka ka qaaday ilaa uu baaray oo uu ogaaday in urka oo qofka ka taga ay ka mid tahay calaamadaha lagu garto COVID-19.
Wararka maanta waxaa ka mid ah WHO oo caalamka uga digtay in xaalada COVID-19 ay kasii darayso.
Waraysi aan la yeelanay howlwadeenada iyo shaqaalaha tabarucayaasha ah ee AMSSA.
Waxaan waraysi la yeelanay qaar ka mid ah howl wadeenada iyo dadka tabarucaad uga shaqeeya xarunta AMSSA
Wararka waxaa ka mid ah: Kaysaska coronavirus ee Victoria. Dadka dalka dibadiisa ka yimaada oo la yaraynayo.
Xaafadaha Soomaalidku badan tahay ee Flemington iyo North Melbourne oo xanibaadaha laga qaadayo caawa
Qaar ka mid ah jaaliyada Melbourne oo nala wadaagay siday u arkaan go'aanka dawladu ku xanibtay dhaqdhaqaaqa dadka deggan guryaha dawlada ee North Melbourne iyo Flemington
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaska coronavirus ee Victoria oo sii kordhaya.
Maraykanka oo ka baxay urur WHO. Madaxweynaha Brazil oo uu COVID-19 ku dhacay.
Ahmed Sandheere waxaa uu ku boorinayaa in dadku is baaraan haddii ay calaamadaha xanuunka dareemaan.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners