
Sign up to save your podcasts
Or


Sidii uu usoo baxay COVID-19 waxaa la socday been abuur iyo quraafaad ku saabsan sida loo kala qaado, sida loo daaweeyo iyo qaar badan oo kale. Halkan ayaan ku lafa guraynaa quraafaadkaas.
Sanad guuradii 60aad waxay ku soo aadday iyadoo siyaasada la isku hayo dalkana uusan wali amaan ahayn.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Xaafadaha Melbourne qaarkood oo xanibaado lagusoo rogay. Queensland oo xadkeeda u furaysa gobolada kale marka laga reebo Victoria.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaskii ugu badnaa mudo sadex bilood ah oo laga helay Victoria.
Dawlada federalka oo loogu baaqayo inay kordhiso lacagaha shaqo la'aanta.
Caruurta laga kaxeeyo qurbaha oo dib loogu celiyo Africa ama dal Muslim ahaa inta badan dib ayaa loo soo celiyo waxyar kadib, maxaa sababay?
Waxaa nooga waramay aabe caruutiisa sanado kusoo hayay Kenya haddana dib ugu soo celiyay Australia.
Waalidiin badan ayaa caruurta ka kexeeya dalalka qurbaha iyagoo sheegay inay dhaqanka iyo diinta soo barayaan laakiin inta badan dib ayaa caruurtaas loogu soo celiyaaa dalalkii ay ku dhasheen.
Haddaba maxaa sababa in haddba qoysasku meel u guraan? Waxaa nooga waramay Aabbe laftiisu caruurta dejiyay Kenya kadibna Australia ku soo celiyay.
Broadmeadow waxay ka mid tahay 10 xaafadood oo la sheegay in laga helay kaysas badan oo COVID-19 ah, dad badana laga baarayo xanuunka. Waxaa xaafada wax ka deggan Soomaali, Mohamed Hussein ayaa mid ah dadka deggan.
Wararka waxaa ka mid ah: Dadka dalka dibadiisa ka soo safra oo labo jeer laga baarayo COVID-19. Kulanka golaha qaran oo lagu go'aamiyay in xanibaadaha lasii qaado. Australia iyo NZ oo ku guulaystay in tartanka kubadda cagta aduunka haweenka lagu qabto 2023.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Xaafado ku yaal Melbourne si xawli ah looga baarayo coronavirus. Qantas oo shaqaale badan jaraysa. Tacadiyada haweenka lagu hayo oo aduunka ku batay intii lagu jiray xanibaadaha coronavirus.
Barnamujkan ayaa qayb ka ah maalgalin dawlada Victoria ay ku caawinayso bulshooyinka Africanka ee gobolka deggan.
Mohamed Yusuf ayaa nooga waramay.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners