
Sign up to save your podcasts
Or


Sidee u arkaan Jaaliyada Somaliland shirka uga socda jabuuti Sooomaliya iyo Somaliland
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Victoria oo laga helay 21 kaysas coronavirus ah. Gudi soo baarayaa fadeexada xisbiga laborka Victoria.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: SA oo xadkeeda u furaysa gobolada qaar. Wasiirkii sadexaad oo iska casila dawlada Victoria kadib fadeexad.
Maxaa ka hirgalay heshiisyadii hore ee ay wada galeen Soomaaliya iyo Soomaliland?
7 qodob ayaa lagu heshiiyay 2013, shirkii Turkey ka dhacay.
Shirka Jabuuti oo howshii gudiyo lagu wareejiyay iyo niyad wanaaga kamuuqda madaxda sare.
Wali waxaa socda dooda ku saabasan doorashada Soomaaliya, waqtiga ay dhacayso iyo nooca.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Wasiirka iska casilay dawlada Victoria. Dawlada federalka oo ka hadashay nin Australian ah oo dil lagu xukumay dalka China.
Dooda doorashada Soomaliya ayaa socota iyadoo aysan wali cadayn waqtiga iyo qaabka ay u dhici doonto.
Muranka doorasahda Soomaaliya ayaa wali socda iyadoo aan la ogayn nooca iyo waqtiga uu dhacayo.
Xubno ka tirsan Jaaliyadda oo fikirkooda ka dhiibtay arimaha muranka doorashada Soomaaliya.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners