
Sign up to save your podcasts
Or


Dooda ku saabsan doorashada Soomaaliya ayaa sii balaratay markii gudoomiyaha aqalka sare uu ku baaqaay kulan degdeg ah. Maamul goboleedyada qaar iyo siyaasiyiin kale ayaa soo dhaweeyay baaqa.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Ardayda ajaaniibta ah oo loo ogolaandoono inay dalka soo galaan. Xadadka gobolada oo la isu furayo.
Dalalka Maraykanka iyo UK ayaa waxaa ka socda dadaalo lagu doonayo in la rido taalooyin dad lala xariirinayo gumaysi ama adoonsi.
Wararka maanta waxaa ka mid ah:
RW Morrison oo raaligalin ka bixiyay nidaamkii loo bixiyay Robodebt. Dadka oo looga digay inay ka qayb galaan dibad baxyo kale.
Waxaa jira xanuuno ku dhaca indhaha caruurta oo laga yaabo inaysan garan loona baahan yahay in waalidku la socdaan. Waxaa noo sharaxay Abdi-Ilah Mohamed Hashi oo ah dhaqtar bartay caafimaadka indhaha (optometrist).
Dooda doorashada Soomaaliya oo dalka ka bilaabatay iyadoo wali aysan jirin waqti iyo qaabka loo qabanayo doorashada. Xagee ka joogtaa dooda?
Cunsuriyada cad waxaa ka daran tan qarsoon oo dadku aysan toos u muujin laakin ay aaminsan yihiin.
Daraasada ayaa lagu ogaaday in 4 tiiba 3 shacabka Australia ay ka aragti aan fiicnayn dadka dalka loogu yimid.
Geerida George Floyd ayaa kicisay dibadbaxyo loogasoo horjeedo cunsuriyada
Wararka Maanta: Victoria oo markii u horeysay aan laga helin wax kays COVID-19 ah.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners