
Sign up to save your podcasts
Or


Xaafadaha Melbourne ee ay ku badan yihiin bulshooyinka dhaqamada kala duwan ayaa la sheegay in laga helay kaysas badan oo coronavirus ah taasoo dhaliyay cabsi in bulshooyinkaas aysan helin macluumaad ku filan oo ku saabasan xanuunka coronavirus.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Qof kale oo coronavirus ugu dhintay Australia. Dukaamada waaweyn oo xadaynaya alaabta dadku gadan karaan.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo wali kaysas badan laga helayo. Afhayeenada baarlamaanka NT oo iscasishay iyo warar kale.
Wararkan maanta waxaa ka mid ah:
Kaysaska Victoria oo sii kordhaya walaacna ku haya dalka intiisa kale.
Xaafadaha Melbourne qaarkood oo dadka looga digay inaysan aaddin ama ka bixin
Aragtida jaaliyada ee shirkii kusoo dhamaaday Jabuuti:
Cabdi Dheere
Mohamed Ibrahim
Mahad Warsame
Dr Cabdirahman Cali
Wararka maanta waxaa la mid ah:
Weerar lagu qaaday combutero ay leeyihiin shirkado Australian ah. Dibu habayn balaaran oo lagu samaynayo jaamacadaha dalkan Australia.
23 iskuul oo ay dhigtaan arday ka soo jeeda Africa ayay dawlada Victoria maalgalinaysaa.
Hooyooyin ay caruurtoodu dhigtaan dugsiga hoose ee Debney Meadows oo ku yaal xaafada Flemington ayaa ka waramay dhibaatooyinka ka haysta arimaha wax barashada caruurtooda. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay Fardowsa Omar oo dhawaan ku biirtay iskuulka lana shaqyndoonta waalidiinta iyo maamulka iskuulka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysaska coronavirus oo kusii badanaya gobolka Victoria. Shaqo la'aanta Australia oo korortay iyo hogaamiyaha xisbiga Laborka oo canaantay mid ka mid ah xildhibaanadiisa.
Waxaa loo saaray labo xubnood oo xisbiga magac ku leh inay soo baaraan fadeexada ka dhacday gobolka Victoria.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners