
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka waxaa ka mid ah:
Melbourne oo mar kale xanibaadihii lagu soo rogayo.
Xadka NSW iyo Victoria oo la xiray.
Wararka caawa waxaa ka mid ah;
127 kays oo laga helay Victoria iyo xadka u dhexeeya Victoria iyo NSW oo la xirayo.
Waxaa aragtidooda sanadguuradii 60 aad ee xoriyada iyo meesha hadda Soomaaliya marayso nala wadaagay Dr Abdirahman Ali, Omar Dholawaa iyo Mohamed Ibrahim.
Faysal Ibraahim wuxuu ku karantiilan yahay hoteel ku yaal Melbourne. Waxaan waydiinay 14 maalmood oo karantiil ah sida qofka noloshiisa ay u saamayso.
Cabdulllahi Garfiiq wuxuu ku nool yahay xaafada Craigieburn oo ka mid ah xaafaha Melbourne ee xanibaadaha lagu soo rogay. Wuxuu nooga waramay dareenkiisa ku aaddan in markale loo diido inay baxaan.
Waxaa la baarayaa sida loo jabiyay sharuucdii karantiilka hoteelada. Kaysas Melbourne la xariira oo laga helay NT iyo NSW.
Waa fariimo lagu sharaxayo arimo la xariira coronavirus iyo saamaynta uu ku yeeshay nolosha dadweynaha.
Soomaaliya waxaa looga dabaaldegay 60 guuradii kasoo wareegtay markii xoriyada ay qaateen goboladii Soomaaliya ee Koofur iyo woqooyi ayna ku midoobeen inay hadl noqdaan.
Maxaa u qabsoomay 60 sano kadib. Waxaa dareenkiisa nala wadaagaya Cabdiwali Qambi oo isagoo dhalinyaro ah usoo joogay dejintii calankii Talyaaniga iyo saaridii calanka Soomaaliya.
Victoria oo kaysasku ku soo bateen iyo Joe Biden oo canbaareeyay Donald Trump.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners