
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta oo Jimco ah bisha May 29: Rabshadaha ka socda Minneapolis, NZ oo ciribtirtay coronavirus
Wararka waxaa ka mid ah: Kaysas cusub oo laga Victoria. Dhimashada Maraykanka oo kor u dhaaftay 100 kun oo qof.
George Floyd ma aha ninkii madoobaa ee ugu horeeyay oo gacanta booliska ku baxa isagoo leh ma neefsan karo.
Urur SAFA oo ka caawiyay dhalinyaro Soomaali ah inay helaan Labtobyo.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: 30 jir u dhintay coronavirus. WA oo sheegtay in casha laga baranayo dhacdadii marka xoolaha qaada iyo Hong Kong oo mudaharaadyo kale u diyaar garoobaysa.
Dhibaatoyinka haysta haweenka haysta fiisooyin ku meel gaar ah oo la kulma rabshado qoys iyo tacadiyo kale inta lagu jiro xanibaadaha COVID-19
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kaysas cusub oo laga helay gobolada dalka. Talaal lagu tijaabinayo Australia iyo dhul gariir mar kale ka dhacay NZ.
Wararka maanta waxaa ka mid ah:
Iskuulada oo lagu noqday gobolada dalka Australia qaarkood.
Waxaa laga digay in la is dhigto maadaama la furay gobolada intooda badan.
Dawlada federalka Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay shirkado laga gadayo xirmooyin badda ah si loo soo saaro
Soomaaliya wali waxaa muran ka taagan yahay nooca doorasho ee ka dhici karta sanadkan 2020.
Gudiga doorashada qaran ayaa la filayaa inay soo bandhigaan nidaamka doorasho.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners