
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: NZ oo ka cirib tirtay coronavirus. Magaalada Minneapolis oo lacagta ka jaraysa booliska magaalada. iyo warar kale.
Qaxootiga deggan xerada Dhadhaab ayuu xanuunka coronavirus oo caalamka ku faafay saamayn ku yeeshay.
Suxufi Ahmednoor Yogol ayaa ka waramaya caqabadaha haysta qaxootiga.
Al Sharpton "Madowga Maraykanka waligood qoorta ayaa jilibka looga hayay sidaas darteed ayaan hore ugu socon waynay ee waa in nalaga qaado"
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Daneil Andrews oo ku baaqay inaan laga qayb galin dibad bax Sabtida ka dhicidoona Melbourne. 3 askari oo kale oo loo soo xiray dhimashadii George Floyd
Wararka waxaa ka mid ah: dibad baxyada oo kasii socda Maraykanka. Askari boolis ah shaqadii laga joojiyay kadib markii wiil Aboriginal ah uu xirayay dhaawacay.
Nin Aboriginal ah "Sida George Floyd u dhintay ayuu Adeerkay u dhintay, isagoo leh ma neefsan karo"
Dadka dalka loogu yimid oo ka cabanaya dhibaatooyin la mid ah kuwa dadka madowga maraykanka.
Wali waxaa socda dibad baxyada ka dhacay dalka Maraykanka. Queensland waxay raali galin siisay qoyska nin dhawaan geeriyooday.
Wali waxaa ka socda Magaalada Minneapolis rabshado kadib markii nin madow ah uu ku dhintay gacanta booliska gobolka.
Maydka shaqaale dhawaan la afduuyay ayaa la helay iyadoo eedo kale duwan loo jeediyay ciidamo ka tirsan dawlada Soomaaliya
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners