
Sign up to save your podcasts
Or


Australia hal haween ah ayaa asbuuc walba waxaa dila nin ay xiriir la haayeen. Haddaba Soomalida ma ku badan tahay rabshada qoysku? waxaa aragtidooda nala wadaagay 4 gabdhood oo jaaliyadda ka tirsan. Koos, Sucaad, Ubax iyo Yasmiin.
Victoria oo soo rogtay ciqaabo cusub iyadoo inka badan 400 oo qof laga helay COVID-19
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo wajahaysa xanibaado dheeraad ah kadib markii kaysaska cusub cirka isku shareereen.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo tiradii ugu badnayd oo coronavirus laga helay maanta.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo 295 kaysas coronavirus laga diiwaan galiyay. Queensland oo mamnuucaysa dadka deggan Sydney inay galaan gobolka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: 7 qof oo ugu geeriyootay COVID-19 gobolka Victoria.
China oo amartay in la xirto qunsuliyada Maraykanku leeyahay.
Luul Ibrahim oo asaastay Somali Support Perth "Waxaan rabnaa inaan dadka isku xirno oo caawino kuwa dhibaataysan"
Wararka caawa waxaa ka mid ah: Dhaqaalaha Australia oo aad hoos ugu dhacay iyo kaysaska Victoria oo wali aad u sareeyaa.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners