
Sign up to save your podcasts
Or


Xaafado ku yaal Woqooyiga Melbourne oo ay Soomaali badan deggan yihiin ayaa dadka lagu boorinayaa inay isbaaraan kadib markii kays COVID-19 ah laga helay iskuul Islamic ah.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: 800 oo qof oo deggan xaafadaha woqooyiga Melbourne ayaa laga codsaday inay iskarantiilaan. Doodii ugu danbaysay ee musharaxiinta madaxweyne ee dalka Maraykanka oo Donald Trump iyo Joe Biden fooda isku dareen.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: bulshooyinka muslimiinta melbourne oo ka cabsi qaba takoor iyo weeraro kadib markii coronavirus laga helay iskuul islamic ah.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo 3 kays oo coronavirus ah laga diiwaan galiyay.
Wararka maanta waxaa kamid ah: Victoria oo laga diiwaan galiyay 4 kays oo coronavirus ah.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo labo kays oo kaliya laga helay maanta. Qorshe dadka dibadda ku xaniban loogu soo celinayo dalka.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Magaalooyinka ka baxsan Melbourne oo COVID-19 ka dilaacay.
Gudiga baarida musuqa NSW oo dhagaystay xildhibaan eedo loo haysto.
Asbuucan waxaa aduunka laga xusay xanuunka dhimirka. Fartun Farah oo ka tirsan East African Women's foundation oo qoyskeedu uu saameeyay xanuunka dhimirku ayaa ka warantay sida Soomaalidu ula dhaqanto xanuunka iyo adeegyada jira.
Hani Abdile waa gabar dhalinyaro ah oo Soomaali ah oo dalkan Australia ku soo gashay doon 6 sano ka hor.
Waxay bilowday inay gabayo ka tiriso wixii ay soo martay, haddana waxay u dooddaa qaxootiyada kale.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo baaraysa kaysas cusub oo laga helay. 13 qof loo xiray inay rabeen inay afduubaan gudoomiye gobolka Michigan ee dalka Maraykanka.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners