
Sign up to save your podcasts
Or


Wararka maanta waxaa ka mid ah: Lacagihii lagu kabayay lacagaha la siiyo dadka shaqo raadiska ah (jobseeker) ayaa waqtiga ay soconayaan la kordhiyay. Aduunkan neefta ayaa ka soo baxday kadib markii lagu dhawaaqay Talaal VOCID-19.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Donald Trump oo wali diiday inuu ogolaado natiijada doorashada Madaxweyne.
Victoria maalintii 10 aad ayaan laga helin coronavirus.
Iyadoo wali ay socoto tirinta doorashada madaxweyne ee dalka Maraykanka ayaa la iswaydiinayaa maamul Biden wuxuu uga duwanaan doono maamulka Trump? Waxaa nala falanqaynaya aqoon yahay Faysal Rooble oo deggan magaalada Los angeles ee dalka Maraykanka.
Waxaan waraysi la yeelanay labo aqoon yahan oo ku sugan dalka Maraykanka.
Wali waxaa socda tirinta codadka doorashada dalka Maraykanka. Dhowr gobol ayaa wali la isku hayaa.
Wararka waxaa ka mid ah: wararkii u danbeeyay ee doorashada Maraykanka. Nidaamka karnatiilka Victoria oo wax laga badalayo.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Biden oo ka horeeya Trump tirinta doorashada Maraykanka.
Victoria oo maalintii 6 aad aan laga helin kaysas coronavirus ah.
Donald Trump wuxuu sheegtay inuu ku guulaystay doorashadii balse wali si rasmi ah laguma dhawaaqin natiijada.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners