
Sign up to save your podcasts
Or


Khilaafkii siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa illaa hadda la xallin la'yahay. Garabka xukuumadda iyo siyaasiyiinta kale ee kasoo hor jeeda ayaan weli kulmin iyadoo ay u kala socdaan shirar kala gooni ahi. Qaar ka mid ah shacabka Muqdisha ayaa iyaguna ra'yigooda ka dhiibanayaa arrintaas.
Khilaafkii badda ee Kenya iyo Somalia oo in badan soo jiitamey, marxalado kala duwanna soo maray ayaa maxakamadaa ICJ go'aankeedii kama dambaysta ahaa la sugayaa. Waxaa waraysigan si qoto dheer ugaga warramaya Qareen Mubaarak Abdi Ismail.
Xeebaha quruxda badan ee Australia ayaa sannad kasta soo jiita kumaankum dad ah oo jecel inay ku raaxaystaan jillaabsiga kalluunka iyagoo ku dul taagan dhagxaanta waaweyn ee biyaha badda cirifkeeda ku yaalla. Qaarkood ayaa aqoon iyo feejignaan la'aan awgeed ugu dhinta sannad kasta. Laakiin waxaa jira hab taas looga badbaadi karo.
Wasiirka cusub ee socdaalka Australia ayaa hadda ku talo jira in Australia dib loo bilaabo viisayaasha ardayda iyo shaqaale xilliyeedka caalamka ka yimaadda dib loo bilaabo, ka dib markii hore loo joojiyey bilowga COVID-19ka
Dhibaatooyinka iyo weerarradda isir-necaybka ayaa kusii badanaya Australia. Dowladda Australia ayaa hadda aqbashay qorshe cusub oo la daahfuray si loo dar-dar geliyo la dagaallanka fekerka iyo falalka isir-neceyb kaba.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners