
Sign up to save your podcasts
Or


Warka maanta waxaa ka mid ah:
Dacwad ka dhan xanibaada Hindiya oo ka bilaabatay Maxkamada Federalka Australia.
Sadex qof ku dhaawacmay weerar mindi ah oo ka dhacay magaalada Deniden ee dalka New Zealand.
Isbadalo lagu samaynayo sida Af-ingiriiska loo baro dadka dalka ku cusub si ay ugu fududaato la qabsiga iyo shaqa helidu. Waxaa dadkaas loogu ogolaa 500 oo saacadood laakiin hadda waxaa laga dhigay mid aan waqti cayiman lahayn oo qofka illaa uu si fiican u baranayo aan laga joojinayn.
COVID-19 ayaa wali dhibaato ku haya dalal badan oo caalamka ah iyadoo quburada qaar ay sheegayaan inay dhici karto inaan COVID-19 waligiis la cirib tirin.
Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in xal loogu helo qalalaasaha siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya iyadoo loo diyaar garoobayo sidii doorasho ay dalka uga dhici lahayd.
Iyadoo dhawaan ciidamo ka tirsanaa kuwa dawlada Soomaaliya ay u goosteen mucaaradka, waxaa loo kala turjuntay siyaalo kala duwan iyadoo dhanka mucaaradka loo bixiyay ciidanka badbaadada qaran halka dhanka kale loo arkay ciidan daacad u noqday beelo.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners