
Sign up to save your podcasts
Or


Gudiga kumeelgaarka ah ee Kabaaraandaga Hindisaha Sharciga ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Gudiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka, iyagoo isla eegay qoraalada ilaa iyo haatan la sameeyay.
Qaar ka mida bulshada Soomaalida Melbourne oo aragtidooda ka dhiibanaya Australia Day-da.
The Galmudug election for the president and his deputy has been announced to be held on 30 January.
-Doorashada Galmudug ee Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa jadwalkeeda la shaaciyay, iyadoo ay dhici doonto maalinta 30 bishan January.
The Bushfires in Australia this year are unprecedented, given the devastation they have caused to life and property. Osman Barre will discuss its impact on this interview.
-Dababka sanadkan Australia ka dhacay ayaa waxa ay noqonayaan kuwa aan horay loo arag, marka laga eega halaaga ay naf iyo maalba u yeesheen. Cismaan Bariire oo cilmiga beeraha ku takhasusay ayaa waraysigan kaga taariikheynaya saamayntooda.
Xulalka Qaranka Kubada Cagta ee Afrika ayaa loo sameeyay qori tuurkii kooxa qaybiska, ee ay ugu tartamayaan Koobka Kubada Cagta ee Aduunka oo ka dhaci doona Qadar.
Yasac Abdullahi, ayaa laanta Afsoomaliga ee SBS la wadaagay dadaalka ay Amssa Youth Connect dhiibayaan in uu yahay in bulshada Soomaaliyeed ay isku tashato, dhalinteedana lagu taageero waxqabadkooda.
Australia Day (26 January) has long been celebrated as a national day, but in recent times there have been opposing views, which are considered to be the day that Britain colonisation has begun.
-Maamilinta Australia Day-da (26 January) ayaa mudo loo dabaaldegayay in ay tahay maalin qaran, balse mudooyinkan danbe ayaa waxaa isa soo tarayey aragtiyo kasoo horjeeda, una arka in ay tahay maalintii dadka wadanka loogu yimid lagu soo duulay.
The death toll from bushfire crisis continue to increase. Australian Federal Government provided additional funds for disaster recovery. World leaders have committed to ending all foreign meddling in Libya's war.
-Tirada dhimashada dababka oo sii koradhay, iyo dhaqaala dheeraada oo dawladu ay bixisay si musiibada dababka looga kabsado. Shirka Liibiya ee wadanka German ka dhacay, oo go'aama soo saaray.
Many people choose to become an Australian citizen. More than five million people have been granted citizenship since 1949.
-Dad badan ayaa ku qanca in ay Australian noqdaan. In ka badan shan milyan ayaa qaatay sharciga Australia laga soo bilaabo sanadii 1949.
School holidays are a time for parents and children to get together. To spend it for the benefit of children is hard and time consuming. Muhubo tells how she managed it, benefiting her children on their school holiday.
-Fasaxa Schoolka waa waqti ay isku soo banaanaadaan waalidka iyo caruurtu. In loo qaato si faa'iida oogu jirta caruurta ayaa ah mid dadaal iyo waqti badan u baahan. Muxubo ayaa ka waramaysa sida ay u maaraysay oogana faa'iidaysay caruurteeda fasaxa Schoolka.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners