
Sign up to save your podcasts
Or


Entertaining children at school holiday, is a very important for their studies, health and wellbeing, and helps them to start their coming year with a joy and happiness.
-Caruurta waqtiyada fasaxa ah waa in dalxiis fiican la siiyaa, si ay oogu soo xiisaan sanadka soo socda waxbarashadooda.
Ahmed M Islam, president of Jubaland visits Puntland, and held a meeting with Said Abdullahi Deni, president of Puntland,
-Axmed M Islam, madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland, ayaa booqasha ku jooga Puntland, si gaara Boosaaso, waxayna kulama yeesheen Siciid C/laahi Deni, madaxweynaha dawlad gobaladeedka Puntland.
Rain expected to hit eastern New South Wales tomorrow will provide some reprieve to firefighters.But there are concerns it could wash ash and debris into Sydney’s main water supply, which more than five million people rely on.
-Iyadoo la filayo in ay roobab ka da'aan Sydney, aya waxaa jirta cabsi ah in biya xidheenka Sydney "Warragamba" in ay galaan daadad xanbaarsan qashinka dadbabka. Waxaase jira diyaar garoow badan oo la samaynayo si looga hortago arintaas.
Tehran says it has made several arrests over the tragedy - days after admitting the plane was struck in error.
Iiraan ayaa diyaaradii Ukraine dad u xidhay, iyadaoo ku sheegtay in si aan qasad ahayn loo riday diyaarada, tan oo keentay in Iiran laga codsado in ay masuuliyad buuxda qaadato,
Refugees who have been refused a visa or had their visa cancelled on character grounds could now challenge the government’s decision.
-Maxkamada Federalka Australia ayaa soo saartay xukun ah in dadka qaxootiga iyo magangaliya doonkuba ina aan lagu qaadi karin amar ku taaglayn tarxiila ama visa kansalida. Taasna waxaa kasoo horjeeda xeerka caalamiga ah ee qaxootiga.
qabanqaabada doorashada Galmudug ayaa mudo soo socotay, iyadoo la doortay xubnihii barlamaanka Galmudug, ayaa waxaa weli hadhsan baratanka loogu jiro jagooyinka madaxwene, kuxigeen, afhayeenka baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.
The problem of bushfires in Australia has to be responded together as a nation, because its impacts is huge, and a little participation could mean significant help to the affected people.
-Dababka Australia ka hulaaqaya waa musiiba saamaynteedu ay balaadhantahay, ayna tahay in dadku ay iska kaashtaan sidii wax looga qaban lahaa.
After the Australian bushfire crisis, biggest number of people are asking to be registered as volunteer of Australian Bushfire Services.
-Kadib dhibaatadii dababka Australia, dadkii ugu tirada badnaa ayaa codsanaya in loo diiwaan galiyo si iskaa wax u qabsa ah in ay ka mid noqdaan ciidamada dabdamiska.
The coalition's been criticised for not doing enough to tackle climate change as it deals with devastating bushfires across the country, but federal government is defending its policies to reduce carbon emissions.
-Xukuumada Australia ayaa dhaliilo gudaha kaga imaanaya ku saabsan sida ay u maaraynayso heer-kulka cimilada ee korka usii socda, kaas oo saamayn laleh dababka Australia halakeeyay, balse dhankeeda xukuumada Morrison ayaa difaacaysa qorshayaalka ay qaateen.
Galmudug State is currently expected to hold elections. Many individuals are running for the position of president and vice president. Saadiq Abdullahi Haji Hashi Dah-qool, is one of the candidates for the vice president position.
-Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa haatan laga dhursugayaa in ay doorasho ka dhacdo. Saqsiyaad badan ayaa u baratamaya jagooyinka ay ka midka yihiin Madaxweyne iyo M/kuxigeen. Saadiq C/laahi Xaaji Xashi Dahga-qool, ayaa ka mida dadka u baratamaya jagada madaxweyne ku xigeenka.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners