
Sign up to save your podcasts
Or


Hadalka muranka dhaliyay ee fanaan BK muxuu yahay?
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deno oo ka digay in xeer doorasho la ansixiyo iyadoo aan laga wadatashan.
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka DFS Mahdi Mohamed Guled "Madaxweyneheenu wuxuu inagu hagayaa dhaxalka uu ka tagayaana ay tahay in dalkan ay ka hirgasho 2020 doorasho hal qof iyo hal cod ah"
Dr Afyare "Anagu haddaan nahay Somaliya dawlad ma dhisi karno Somaliland oo maqan, dastuurna ma samayn karno, election ma qaban karno, Somalilana intay iska tagto inay caalamka u sheegto waa baxnay oo dawlad xorahaan nahay 30 sano lagama yeelin, marka waxaan iri maybe dawladaba aan Hargaysa kasoo dhisno haddii loo baahdo"
Faysel "Waxaan aaminsanahay in haddii aad dadaalkeeda la timaadid wadankan inaad ka noqonkartid wax walba oo aad rabtid"
Ururka Gurmad Relief oo soo bandhigay xisaabxirka sanadka iyo wixii ay qabteen.
How to get boating and fishing licences in Australia
-Sida loo helo sharciga kaluumaysiga iyo bad-maaxnimada wadanka Australia.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners