
Sign up to save your podcasts
Or


Interview with Dr M Abbas. Planned Turkey's military intervention to Libya, with a concern that the Libyan situation could worsen.
-Turkiga ayaa ciidan u diraya wadanka Liibiya, iyadoo ay cabsi jirto ku saabsan in ay xaalada wadankaas kasii darto.
Killing Australia's camels is resulting enormous emotions, which is being circulated via social media and other channels. This interview is trying rise those concerns, hopping to get logical answers.
-Qayb ka mida geela Australia ayaa la bilaabay in la laayo, iyadoo loo arkay in uu khatar ku hayo nolasha dadka iyo duunyada kaleba, si gaara xiliyada dhulal badani ay gubanayaan wadanka Australia. Talaabadan ayaa dareen ku dhalisay dad ay ka mid yihiin Soomalida oo dhaqata geela. waraysigan ayaan ku eegaynaa dareenkaas.
Today there are more forcibly displaced people globally than at any time since the end of the Second World War.
Over half of them are children, with a complex range of educational needs.
So how should they be educated and given the opportunities to thrive in their new communities?
-waxbarashada curuuraha qaxootiga iyo culaysyada jira, iyo sidii looga hor tagi lahaa.
Australian bushfire is still ongoing, with a concern of it may take longer till it be contained.
-Xiisada dababka Australia ka hulaaqaya ayaa wali sii soconaya, iyadoo dadaala dheeraada ay socdaan sidii loo soo afjari lahaa.
Australia bushfires still raging, with a concern that the rain may not come soon, while devastating bushfire continuing its burns.
-Australian bushfire news
The federal government has committed $2 billion to a national bushfire recovery fund.
-Australian fires and policies to control it.
Xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaalida Australia ayaa fariimohooda sanadka cusub la wadaagay shacabka intiisa kale.
Xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaalida Australia ayaa fariimohooda sanadka cusub la wadaagay shacabka intiisa kale.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners