
Sign up to save your podcasts
Or


When we are sick the first contact is often the family doctor. Medicare provides free treatment by doctors and specialists to Australian citizens and permanent residents
-Markaan xanuunsano qofka koowaad ee aan la kulano waa dhaqtarka guud. Medicare ayaa ka bixiso daawaynta dhaqtarka guud iyo kuwa taqasusaska gaarkaa leh muwaadiniinta Australianka ah iyo dadka Australia deganaanshaha ku leh.
Dadka ugusoo horeeyay dalkan ayaa ah ilbaxnimada ugu taariiqda dheer aduunka oo soo jirtay 50 kun oo sano. Saasoo ay tahay Australian badan ayaan wax badan ka aqoon taariiqda dadka dalka ugusoo horeeyay.
Many migrants in Australia are embracing AFL. AFL has become more multicultural with many new migrants taking up footy for a sense of belonging.
- Soogalooti badan oo ka qaybqaadanaya cayaaraha AFL ee Australia laga cayaaro. AFL ayaa shankeeda noqonaysa mid ay ku jiraan dad kala dhaqamo kala duwan iyadoo soogalooti badan ay cayaarayaan Cayaartan si ay u dareemaan lahaansho dalka.Digital technology is changing the Australia workforce. But the number of students taking up subjects such (Science, Technology, Engineering and Mathematics) is dropping in Australia.
- Farsamooyinka cusub ayaa badalay shaqaalaha Australia. Laakiin ardayda dhigata maadooyinka sida sayniska, farsamada, xisaabta iyo injineeriyada ayaa Australia hoos ayay u dhacday.The Census must be completed in English, but services are available for those who speak another language.
- Tirakoobka waa in lagu buuxiyaa luuqada Ingiriiska , laakiin kuwa aan ku hadlin luuqada englishka waxaa jira adeeg lagu caawimikaroFrom the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners