
Sign up to save your podcasts
Or


How to talk to your family about drug use? For many migrant parents addressing drug use can be a daunting task
- Sidee qoyskaaga loogala hadlaa isticmaalka maandooriyaha? Waalidiin badan oo soogalooti ayay howl adag ku tahay inay kala hadlaan caruurtooda isticmaalka maandooriyaha.Driving in Australia with foreign license. How to convert overseas license to Australian.
- Gaari inaad ku wadato Australia adoo wata laysan dibada ah. Sida loo badasho laysan dibada ah Australia.Australia is welcoming more skilled migrants with tertiary qualifications. But only 40 per cent manage to continue working in their professional field.
- Australiya waxay soo dhawaysaa soogalooti xirfado leh oo shacaadooyin jaamacado haysta. Laakiin 40% oo kaliya ayaa shaqo ku hela xirfadii ay barteen.Fire, floods or burglary at your home could see you lose everything. This is why home and contents insurance exists.
-Haddii gurigaaga dab qabsado ama daad qaado am tuug usoo dhaco waxaa dhici karta inaad waxwalba ku waydo. Waa sababtaas tay u jiraan caymis la galiyo alaabta guriga kuu taal iyo guriga laftiisa.
The health of your mouth often reflects and can have an impact on the state of the rest of your body. Dental care is expensive in Australia, but there are ways to bring down the costs.
-Caafimaadka afka wuxuu ka turjumaa ama saamyn ku yeeshaa caafimaadka guud ee jirka qofka. Xanaanada ilkaha ayaa aad qaali uga ah Australia laakiin waxaa dariiq aad qarasha ku yarayn karto.
When renting a property, tenants have key rights and responsibilities. New survey says many renters experience anxiety and discrimination.
-Markaad guri kiraysanaysid, dadku waxay leeyihiin xaquuq iyo waajiibaad muhiim ah. Baaritaan cusub ayaa sheegay in qaar badan oo ah ka mid ah dadka guryaha kiraysta ay la kulmaan walaac iyo takoor
Siyad Abdi waa Professor araga la'a oo fadhigiisu yahay magaalada Perth ee WA. Wuxuu mudo sanado ah dagaal ugu jiray sidii dalka deganaansho looga siin lahaa kadib markii codsigiisii hore la diiday. SBS Somali ayaa ka waraysatay arintaas iyo kuwo kale.
In Australia, there is support available for those looking for work. Here are some rights and responsibilities for the unemployed.
-Australia dadka shaqodoonka waxaa la siiyo taageero. Waa kuwaan xaquuqda iyo waajibaadka saaran dadka shaqo la'aantaa.
As aging population are growing the need for aged care is concern. Many don't know the services and how to access.
-Iyadoo dadka da'daa ay sii badanayaan baahida loo qabo xanaanayntooda ayaa walaac laga qabaa. Qaar badan oo ka mid dadka da'daa ayaan ogayn adeegyada jira iyo siday ku heli lahaayeen.
Accommodation is important part of settlement process for new migrants. Lot of these new migrants public housing is the only option.
-Hoygu wuxuu qayb muhiim ah ka yahay nidaamka dibudejinta soogalootiga cusub. Qaar badan oo ka mid ah soogalootiga cusub guri dawladeed inay helaan ayaa ah dariiqa kaliya ee u furan.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners