
Sign up to save your podcasts
Or


Daahir Cumar Cali waa qoraa daabacay buugaag afsomali ku qoran. Mowduucyada uu buugtiisa kaga hadlo waxaa ka mid ah tacadiyada haweenka lagula kaco iyo la dagaalankii gumaysiga. Daahir sidoo wuxuu aad ugu doodaa sidii loo xafidi lahaa afka, dhaqanka iyo hidaha Soomaalida.
Fadumo Elmi waa madaxweyne ku xigeenka golaha bulshooyinka Africanka ee Queensland. Laanta afsomaliga SBS ayaa ka waraysatay tacadi cunsurimo oo dhawaan aad looga hadlay oo lagula kacay nin African ah oo u shaqaynayay Queensland Rail. Waxay kaloo ka hadashay doorka ururkeeda ee ladagaalanka cunsuriyada Queensland.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners