
Sign up to save your podcasts
Or


DR Hassan Ibrahim waa isuduwaha gobol ee qaxootiga iyo soogalootiga fadhigiisuna yahay Christchurch, New Zealand. Dr wuxuu qoraalo badan ka sameeyay waxa qaxootigu soo mareen iyo saamaynta ay ku yeelan karto waxbarashada. Wuxuu kaloo ka hadlay sida dalalka qaxootigi yimaado ay uga jawaabi karaan taakulaynta waalidiinta qaxootiga si ay qayb uga qaataan waxbarashada caruurtooda.
Warbixintan: Fasal cusub oo laga bilaabay galbeedka Sydney oo caruurta Somalida lagu barayo Afsomaliga. Waalidiinta iyo macalimiinta ayaa ka hadlaya muhiimada in caruurtoodu bartaan afka hooyo. Caruurta ayaa sidoo kale la baraa dhaqanka iyo caadada
Faaiidada caafimaad ee Vitamin D ayaa la baarayaa. Tan ayaa noqondoonta cilmi baaristii ugu waynayd ee Vitamin D lagu sameeyo. Cilmibaaristan Australia ayaa waxaa ka qayb qaadanaya 25 kun oo qof oo dadoodu u dhaxayso 60 iyo 79.
Sheikh Cabdiwali waa mid ka mid Imaamada ugu caansan Melbourne. Wuxuu u sheegay SBS Somali in dugsigiisa iyo kuwa kale ay caruurta baraan oo kaliya diinta iyo dhaqanka. Wuxuu diiday fikradha ah inay jirto baahi loo qabo in dugsiyada la sharciyeeyo.
Waraysi aan la yeelanay Faysal Cali waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland. Faysal ayaa soo booqday Australia isagoo ka qayb galayay sanadguuradii 22 aad ee kasoo wareegtay gooni isu taagii Soomaaliland.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners